Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaruuq: Bisha Ramadaan Bil Dagaal Ma aha


Faaruuq: Bisha Ramadaan Bil Dagaal Ma aha
Faaruuq: Bisha Ramadaan Bil Dagaal Ma aha

Sheekh Cumar Faaruuq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Somalia ayaa ugu baaqay kooxaha Somalia inay dagaalka joojiyaan bisha Ramadan.

Sheekh Cumar Faaruuq, oo ka mid ah culumada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay kooxaha dagaalka ka wada Somalia inay joojiyaan dagaallada iyo colaaddaha ay ka wadaan Somalia.

Sheekh Cumar Faaruuq, wuxuu sheegay in diinta Islaamku aysan ogoleyn in dagaallo la sameeyo inta lagu jiro bisha Ramadan. Sheekhu wuxuu sheegay in bisha Ramadan ay tahay bil raxmadeed iyo bil nabadeed isla markaana aan loo baahnayn in dhiig la daadiyo.

XS
SM
MD
LG