Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax Macallin oo Eedeeyey Beesha Caalamka


Faarax Macallin oo Eedeeyey Beesha Caalamka
Faarax Macallin oo Eedeeyey Beesha Caalamka

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin ayaa sheegay in beesha caalamku ayna daacad ka ahayn xallinta arrinta Somalia

Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin ayaa sheegay in beesha caalamku ayna daacad ka ahayn xallinta arrinta Somalia. Guddoomiye ku-xigeenku waxa kale oo uu sheegay in beesha caalamku ayna xaq u lahayn in ay dhaleecayso muddo kordhinta uu baarlamaanka KGM ee Somalia uu sameeyey.

Wareysiga oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG