Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faarax Macallin: Kenya ma Kaafin karto Qaxootiga Soomaalida


Faarax Macallin: Kenya ma Kaafin karto Qaxootiga Soomaalida
Faarax Macallin: Kenya ma Kaafin karto Qaxootiga Soomaalida

Faarax Macallin ayaa madaxda Soomaalida u sheegay inay siyaasadda xal ka gaaraan si dadka xeryaha ku dhibaataysan ay u dib ugu noqdaan

Guddoomiha Ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin ayaa madaxda Soomaalida u sheegay inay siyaasadda xal ka gaaraan si dadka xeryaha ku dhibaataysan ay u dib ugu noqdaan.

Guddoomiy Ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in dhibtu hadda sidii hore ka yar tahay, hase yeeshee ay dadku wali ku nool yihiin xabsi dusha ka xiran.

Wareysi arrtinaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG