Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xiriirka Sharif iyo Sharif Xasan


Faaqidaadda: Xiriirka Sharif iyo Sharif Xasan
Faaqidaadda: Xiriirka Sharif iyo Sharif Xasan

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa sida uu ku bilowday xiriirka M/weyne Sh. Shariif iyo guddoomiye Shariif Xasan oo haatan uu muran ka dhaxeeyo

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan waxaan ku eegaynaa sida uu ku bilowday iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray xiriirka ka dhaxeeya madaxweynaha DKMG Sh. Shariif iyo guddoomiyaha Baarlamaanka KMG Shariif Xasan Sheekh Adan.

Labada Shariif ayaa haatan waxaa ka dhex-taagan muran siyaasadeed oo ku saabsan qaabka looga baxayo xilliga kala-guurka dowladda KMG ee Somalia.

Barnaamijkan waxaa ka qeybgalaya oo ka xor-warramaya qaabkii iyo goobtii ay isku-barteen labada Shariif:

-Wasiirka Aw-qaafta arrimaha diinta Djibouti Xaamud Cabdi Suldaan,

-Axmed Cabdi Xaashi Xasharo oo ka mid ahaa xubnihii ARS ee Asmara,

-Cumar Idiris oo ah safiirka Somalia ee Qatar.

-Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame oo wasiirk ka soo noqday DKMG

-Xildhibaan Xuseen Max'ud Sh. Xuseen, oo isna wasiir soo noqday dowladdihii KMG.

Haddaba barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG