Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Todobaadka: Go'aankii Ahlu-sunna ay Kaga Baxday Heshiiskii DFKMG


Faaqidaadda Todobaadka: Go'aankii Ahlu-sunna ay Kaga Baxday Heshiiskii DFKMG
Faaqidaadda Todobaadka: Go'aankii Ahlu-sunna ay Kaga Baxday Heshiiskii DFKMG

Barnaamijka todobaadkani waxa uu ku saabsan yahay go'aankii Ahlu-sunna Waljamaaca ay kaga baxeen heshiiskii ka dhexeeyey iyaga iyo DFKMG

Barnaamijka todobaadkani waxa uu ku saabsan yahay go'aankii Ahlu-sunna Waljamaaca ay kaga baxeen heshiiskii ka dhexeeyey iyaga iyo DFKMG. Waxa barnaamijka todobaadkan ka qeyb galaya:

1- Maxamed Xuseen (Awliyo), Afhayeenka Ururka Ahlu-sunna Waljamaaca ee qaaradda Yurub

2- Cabdirashid Xaaji Deerwo, mudane ka tirsan baarlamaanka Somalia

3- Prof. Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad, oo macalin ka ah Jaamacadda Nairobi.

XS
SM
MD
LG