Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Gargaarka Abaaraha


Faaqidaadda: Gargaarka Abaaraha
Faaqidaadda: Gargaarka Abaaraha

Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay, gargaarka Abaaraha Soomaaliya, waxa uu yahay.

Barnaamijka Faaqidaadda ee Todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay, Maxaa uu yahay gurmadka socda ee loogu talagalay abaaraha ka jira Soomaaliya, hay'adaha gargaarkuna waxqabadkoodu waa mid intee la eg?

Barnaamijka waxaa ka qeybgelaya; Maxamed Cali Ameeriko, Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, oo isagu dhowr jeer booqasho ku tegay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, Aamino Cismaan Baqare oo ka tirsan urur NGO ah oo ka hawlgala dalka Soomaaliya, iyo Maxamed Maxamuud Guutaale oo ah xoghayaha ganacsatada Soomaalida ee degmada Islii ee magaalada Nairobi, kuna hawlanaa ururinta gargaar loogu talagalay dadka tabaaleysan.

Waxaa barnaamijka inoo soo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed oo magaalada Nairobi joogta.

XS
SM
MD
LG