Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashooyinka Somaliland


A Marine salutes as motorcycles drive past during the annual Rolling Thunder parade ahead of Memorial Day in Washington, May 27, 2012.
A Marine salutes as motorcycles drive past during the annual Rolling Thunder parade ahead of Memorial Day in Washington, May 27, 2012.

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa doorashooyinka Somaliland. Guddiga doorashada ayaa sheegay in doorashadu dhici doonto bisha June.

Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegaynaa Doorashooyinka Somaliland. Guddiga doorashada ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqay in doorashooyinka madaxweynenimo ee Somaliland ay dhici doonaan bisha June ee sanadkan, sidoo kalena xisbiyada siyaasaduna waxay kala saxiixdeen heshiiska ku saabsan anshaxa ay ku galayaan doorashooyinka.

Hadaba Barnaamijkan ayaa lagu falanqeynayaa heshiiska anshaxa doorashooyinka ee sadexda xisbi ay kala saxiixdeen. Howllo noocee ah ayaa ka soo hormari doona maalinta doorashooyinka.

Barnaamijka Faaqidaadda Waxaa ka qeybalaya.

1- Madaxa ololaha ee xisbiga talada haya ee Udud, Cismaan C/laahi Cigaal (Hindi) oo Berbera jooga.

2- Xoghayaha xisbiga mucaaradka ee Kulmiye Kayse Xasan Cige oo Hargeysa jooga

3- Yuusuf Kaariye oo ah cilmi-baadhe ka tirsan jaamacad ku taala Faransiiska oo Hargeysa jooga.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG