Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Xiliga Kala-guurka iyo sida Lagaga Bixi Karo


Faaqidaadda Toddobaadka: Xiliga Kala-guurka iyo sida Lagaga Bixi Karo
Faaqidaadda Toddobaadka: Xiliga Kala-guurka iyo sida Lagaga Bixi Karo

Waxa doodda maanta marti ku ah Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka Maaliyadda ee DFKMG ah iyo Ismaaciil Hurre Buubba, Wasiirkii Arr. Dibedda

Iyadoo oo si dhamaanayo xiligii u harsanaa DFKMG ee Somalia, ma habboontahay in shirar dib-u-heshiineed oo kale la qabto, mise waxa habboon in hanaanka jira la xoojiyo? Waa su'aasha uu barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadku uu maanta ku saabsan yahay.

XS
SM
MD
LG