Isku xirrada

War

Faaqidaadda: Shirkii Golaha Ammaanka ee Nairobi


Agustina Mahiga

Agustina Mahiga

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Ammaanka uu Nairobi kula yeeshay dhinacyada Soomaalida.

Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Ammaanka uu Nairobi kula yeeshay dhinacyada Soomaalida.

Barnaamijka waxaa inoogu marti ah Prof Maxamuud Macalim Maxamed Xasan oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo deggan magaalada Ottowa, aadna isha ugu haya arrimaha Soomaaliya, Faadumo Aawow Maxamed oo ka tirsan ururka Somali Kos, degganna magaalada Toronto, iyo garyaqaan Axmed Cali oo deggan magaalada Geneva.

XS
SM
MD
LG