Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirka ka Socda Taleex


Faaqidaadda: Shirka ka Socda Taleex
Faaqidaadda: Shirka ka Socda Taleex

Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay shirka Taleex uga socda siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odoyaasha beesha degan gobollada Sool iyo Sanaag.

Shirkan ayaa lagu go'aamiyay maama-goboleed la sameeyo..

Haddaba barnaamijka Faaqidaadda ayaa ka hadlaya maamulkasi, wuxuu soo kordhin karo iyo aragtida ay ka qabaan maamulkaasi maamullada Somaliland iyo Puntland oo iyagu ku muransan labadan gobol.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya oo arrimahaasi ka dooddaya;

Mxamed Yusuf Jaamac oo ka mid ah odayaasha qabanqaabiyey shirka oo jooga Taleex,

-Aaden Xaaji Xuseen Ismaaciil oo ka mid ah Baarlamanka Puntland,

Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo ka tirsan Gollaha Guurtida Somaliland.

XS
SM
MD
LG