Isku xirrada

War

Faaqidaadda: Shaqo Joojinta Xawaaladaha Minnesota

  • Abdulaziz Osman

Faaqidaadda: Shaqo Joojinta Xawaaladaha Minnesota

Faaqidaadda: Shaqo Joojinta Xawaaladaha Minnesota

Barnaamijka Faaqidaadda wuxuu ku saasban yahay shaqo-joojinta shirkaddaha xawaaladaha Minnesota oo maanta si rasmi ah u bilaabatay.

Shaqo-joojinta ayaa ka danbeysay kaddib markii bangiga Franklin uu joojiyay wada-shaqeyntii iyo adeegyadii uu u fidin jiray shirkaddaha xawaaladdaha Soomaalida.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya,

Garaad Khaliif Nuur, oo xubin ka ah guddiga shirkaddaha xawaaladaha Minnesota,

Saciid Sheekh Cabdi, oo ka tirsan ARC ahna madaxa barnaamijyada ee Soomaaliya

Daahir Mire Jibril, madaxa xarun u doodda cadaallada Soomaalida oo ku taalla Minnesota.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG