Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Qorshaha Muddo Kordhinta


Faaqidaadda: Qorshaha Muddo Kordhinta
Faaqidaadda: Qorshaha Muddo Kordhinta

Waxaa aad loo hadal hayaa muddo kororsiga baarlamaanka iyo qorshaha xukuumadda KMG ah.

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka wuxuu ku saabsan yahay muddo kororsiga baarlamaanka iyo qorshaha Xukuumadda.

Xildhibaan Cumar Islow oo ka tirsan baarlamaanka KMG ah, Ibraahim Isxaaq Yaroow oo ah wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, iyo Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo madax ka ah hay’adda Tubta Nabadda.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

XS
SM
MD
LG