Isku xirrada

War

Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab

  • Abdulaziz Osman

Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab

Faaqidaadda: Ololaha ka dhanka ah Al-Shabab

Faaqidaadda Todoobaadka waxaan ku eegaynaa ololaha military ee ciidamada huwantu ka wadaan gobollada koonfurta Soomaaliya.

Ciidamada Ethiopia iyo Kenya oo ay weheliyaan ciidamo Soomaali ah ayaa gobollada koonfurta Soomaaliya waxay ka wadaan olole iyo dhaq-dhaqaaq military oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Haddaba ololahan muxuu soo kordhin karaa, muxuuna ka baddali karaa jawiga dagaalka, arrimahaas ayaan eegaynaa barnmaamijka Faaqidaadda Toddobaadka.

Qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

XS
SM
MD
LG