Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Muslimiinta Maraykanka


Faaqidaadda: Muslimiinta Maraykanka
Faaqidaadda: Muslimiinta Maraykanka

Barnaamijkani wuxuu ka hadlayaa marxaladdaha kala duwan ee la soo darsaya jaalliyada Muslimiiinta Maraykanka.

Barnaamijkani wuxuu ka hadlayaa marxaladdaha kala duwan ee la soo darsaya jaalliyada Muslimiiinta Maraykanka.

Bishan Maarso 10-keedii, waxaa congresska Maraykanka ka dhacay kulan looga hadlayay xagjirnimo la sheegay inay ku sii badanayso Muslimiinta Maraykanka.

Muslimiiinta Maraykanka ayaa waxaa soo wajahaya xaaladdo la mid ah kuwii ay soo mareen jaalliyado waqtiyo hore soo galay dalkan Maraykanka, kuwaasoo la kulmay caqabaddo fara badan.

Haddaba Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegaynaa marxladdaha la soo darsaya Muslimiinta Maraykanka degan iyo sida ay uga bixi karaan. Waxaa barnaamijkan ka qeybgalaya oo arrimahaasi falanqeynaya;

Prof. Cawo Max'ed Cabdi oo Jaamacadda Minnesota ka dhigta cilmiga Bulshada

Yusuf Sheekh Cumar, oo ah arday PHD ka diyaarinaya jaamacad ku taalla Australia

Sheekh C/raxmaan Shariif, Madaxa Isu-taga Imaamyada Maraykanka.

XS
SM
MD
LG