Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaad: Mowqifka R/W Farmaajo


Faaqidaad: Mowqifka R/W Farmaajo
Faaqidaad: Mowqifka R/W Farmaajo

Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay mowqifka ra'iisal wasaare Farmaajo ee heshiiskii Kampala.

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka wuxuu ku saabsan yahay mowwqifka ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ka qaatay heshiiskii Kampala.

Martida barnaamijkan ka qeybgalaysa waxaa ka mid ah; Daahir Mire Jibriil oo horey la taliye ugu ahaa madaxweynihii hore ee Dowladda KMG ah, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, Cabdullaahi Cabdi Xasan oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada, iyo Bashiir Sheekh Cumar Gooth oo ka faallooda arrimaha Afrika iyo Soomaaliya.

Dhammaantood waxay joogaan dalka Maraykanka.

XS
SM
MD
LG