Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda iyo Qaraxyadii Kampala


This image provided by KFOR-TV shows storm clouds moving over Guthrie, Oklahoma.
This image provided by KFOR-TV shows storm clouds moving over Guthrie, Oklahoma.

Barnaamijkeena Faaqidaadda Toddobaadka, wuxuu si gaar ah u falanqanayaa qaraxyadii ka dhacay magaalada Kampala

Toddobaadkan barnaamijka Faaqidaadda, waxaa uu ku saabsan yahay qaraxyadii dhimashada badan dhaliyay ee axaddii hore ka dhacay magaalada Kampala.

Barnaamijka, waaxaa looga dooddayaa qaraxyadaasi waxa dhaliyay iyo wali saameyn ay ku reebi karaan xaallada Somalia.

Barnaamijka oo laga soo gudbinayo studiyaha VOA ee London, waxaa ka qeyb galaya;

Dr Faarax Sheekh Maxamed, oo ka tirsan machad lagu barto daraasaadka Islaamka

Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ah saxafi rug-caddaa ah

Bashiir Salaad Dhoolayare, wakiilka xisbul-islaam ee qaarada Yurub iyo

C/rashiid Adan Seed, oo ah siyaasi la soo shaqeeyay dowladdii C/laahi Yusuf.

Haddaba barnaaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalka ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG