Isku xirrada

Faaqidaadda: Halkee ayay Maraysaa Howsha Xulista Baarlamaanka


Barnaamijka Faaqidaadda ee Toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay howsha xulista baarlamaanka.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya, Prof. C/laahi Xiireey, la-guddoomiyaha guddiga farsamada, C/rashiiid Khaliif oo ka tirsan ururka ICG, Canab Xasan oo ka tirsan ururka haweenka iyo Max'uud Max'ed Culusow oo ah qoraa.
XS
SM
MD
LG