Isku xirrada

War

Faaqidaadda: Faragelinta Wadamada Gobolka


Faaqidaadda: Faragelinta Wadamada Gobolka

Faaqidaadda: Faragelinta Wadamada Gobolka

Barnaamijka faaqidaadda ee todobaankan waxaan ku soo qaadaneeynaa, Qiil madaxweeynaha DKMG oo dhawaanu sameeyay soo gelidda ciidamada Ethiopia ma yahay mid ku filan, faragelinta wadama gobolkana ma u tahay xal Mushkiladda Soomaaliya.

Sheikh C/raxman Maxamud Janaqow, wasiirkii hore ee cadaaladda haatana ah Xubin ka tirsan baarlamanka Sooomaliya oo ku sugan Muqdisho.

Maxamuud Sayid Aden, oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, waxa uu ku suganyahay Garbahareey

Mudane Jaamac Cali Jamac, oo mar Madaxweeyne ka soo noqday Puntland, waxa uu ku suganyahay Nairobi iyo Daahir Mire Jibriil oo la soo shaqeeyay Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya C/laahi Yusuf Axmed oo ahaa madaxweeynihii ugu horeeyay ee soo geliyay Soomaaliya ciidamo Ethiopian ah , waxa uu ku suganyahay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalkan Mareeykanka

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG