Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Abaaraha Soomaaliya


Faaqidaadda: Abaaraha Soomaaliya
Faaqidaadda: Abaaraha Soomaaliya

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay abaaraha ka jira dalka Soomaaliya.

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, waxa uu ku saabsan yahay abaarta ka jirta Soomaaliya, oo lagu sheegay tii ugu xumeyd tan iyo 1950.

Waxaa barnaamijkan ka qeybgelaya, Cabdirashiid Ducaale, oo ah maamulaha guud ee Dahabashil, Marwo Caasho Shaacuur oo ka tirsan burshada rayidka ee magaalada Muqdisho, iyo Cabdi Yuusuf Nuur oo ka tirsan hay'adda OCHA xafiiskeeda magaalada Nairobi.

XS
SM
MD
LG