Isku xirrada

War

Faaqidaada Todobaadka iyo Maamul Goboleedyada


Barnaamijka todobaadkan waxaa lagu faaqidayaa waxa ay maamul goboleedyadu ku soo kordhin karaan Somalia.

Barnaamijaka oo ay ka qaybgalayaan aqoonyahano Soomaaliyeed ee meelo kala duwan ku sugan ayaa lagu eegayaa waxyaabaha ay maamulgoboleedyadu ku soo kordhin karaan Soomaaliya marka la eego dhincyada ammaanka iyo siyaasadda.

Martida ka qaybqaadanaysa barnaamijka ayaa waxaa ka mid ah:-

1- Prof- Ibrahim Sh Xasan oo ku sugan Nairobi.

2- Siciid Faarax Maxamuud oo madax ka ah Barnaamijka maamul wanaagga ee Puntland.

3- Yuusuf Goodir oo hore Bare uga ahaa jaamacadda Burco.

Barnaamijka oo laba qaybood ah ka dhegayso midigta sare ee boggan.

XS
SM
MD
LG