Isku xirrada

War

Faaqidaada Todobaadka iyo Hanaanka Axsaabta Badan


Barnaamijka todobaadkan waxaa soo diyaariyay Wariyaha VOAda ee Yurub Cabdisalaan Hereri oo ku eegaya Hanaanka Axaasbta Badan.

Faaqdidaada todobaadkan ayaa ku saabsan isbar bardhiga hanaanka xukunka ee ku haboon Geeska Africa, waxaana saldhig u ah baaqii uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arab Moi oo ku baaqay inaanay ku haboonayn Dalka Kenya hanaanka axsaabta badan ee uu madaxweynuhu aanu lahayn awood badan.

Dooda waxaa ka qaybgalaya:-

Garyaqaan Casoowe Idiris.

Faysal Gabanow oo ah suxufi hore uga tirsanaa waragyska Sub Saharan Informer ee Addis Ababa.

Muuse Jaamac ( Muuse Xisbi) oo hore uga tirsanaa guddigii doorashooyinka Somaliland.

XS
SM
MD
LG