Isku xirrada

War

Faaqidaad: Shirka Magaalada London


Faaqidaad: Shirka Magaalada London

Faaqidaad: Shirka Magaalada London

Prof. Axmed I. Samatar, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo aqoonyahan Nuuradiin Diiriye ayaa faaqidaya waxa laga fili karo shirkan

Prof. Axmed I. Samatar, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo aqoonyahan Nuuradiin Diiriye ayaa faaqidaya waxa laga fili karo shirkan.

Martida ayaa ka hadashay in wax kasta oo dad kale sameeyaan aanay ku filleyn, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in Soomaalidu ay iyagu xal keenaan.

Faaqidaadda oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG