Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faallo: Soo-galida Ciidanka Ethiopia ee Gedo


Faallo: Soo-galida Ciidanka Ethiopia ee Gedo
Faallo: Soo-galida Ciidanka Ethiopia ee Gedo

Ciidan badan oo dalka Ethiopia ka socda ayaa soo galay degmada Luuq ee gobolada Gedo, iyadoo la filayo inay weeraraan Bay iyo Bakool

Ciidan badan oo dalka Ethiopia ka socda ayaa soo galay degmada Luuq ee gobolada Gedo, iyadoo la filayo in weeraraan Bay iyo Bakool oo ururka Alshabab ay ku xoog badan yihiin

Rashiid Axmed Taabe ayaa falanqeynaya waxa ciidanka Ethiopia ay ka beddeli karaan xaaladda amaan ee gobolada Koonfur-galbeed ee Somalia hadda ka jirta.

Wareysi dhameystiran oo arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG