Waxa la isweydiinaya waxa dalka Kenya ku khasbay inay codsadaan taageerada Carabta iyo Muslimiinta ee dagaalkooda ururka Al-Shabab.
Prof. Xuseen Warsame oo bare ka ah Jaamacadda Calgary ee dalka Canada ayaa faaleynaya waxa keenay in codsi kan oo kale ah durbaba soo gudbiso.
Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.