Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaduma Q. Hilowle oo Geeriyootay


Faaduma Q. Hilowle oo Geeriyootay
Faaduma Q. Hilowle oo Geeriyootay

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada London ku geeriyootay Faadumo Q. Hilowle oo ka tirsaneyd fanaantii qaranka hobolada ee Waaberi

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada London ku geeriyootay Faadumo Q. Hilowle oo ka tirsaneyd fanaantii qaranka hobolada ee Waaberi.

Muslimo Qaasim Hilowle oo la dhalatay Faadumo Qaasim ayaa sheegtay in Faadum Alle ha u naxariistee maanta lagu soo booday, oo aanay hore wax canuun ah uga cabaneynin.

Barnaamij arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG