Isku xirrada

War Deg-Deg ah

EU: Somalia Waan Gargaareynaa


Iyadoo dhawaan Qaramada Midoobay ay sheegtay in dalalka ku yaala geeska Africa gaar ahaan Somalia ay ka soo kabaneyso abaartii ba’neyd ee ku dhufatay, ayaa hadana waxaa soo baxaya cabsi laga qabo dhibaato bani aadnimo oo kale oo ka dhalata roobabkii sanadkan la filayay inay gobolka ka da’aan oo in ka badan kala bar oo bar hoos u dhaca

Haweneyda Midowga Yurub u Qaabilsan Arimaha Bani Adnimada, gargaarka iyo ka jawaabidda mushkiladaha Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in midowga Yurub uu si gaar ah isha ugu hayo dalka somaliya

Waxbixintan ka dhageyso qeybta hoose ee qoraalkan.

XS
SM
MD
LG