Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo VOA u Warramay


Ra'iisul wasaare Cumar
Ra'iisul wasaare Cumar

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa VOA uga warramay halka ay marayaan howlaha doorashada Soomaaliya. Cumar ayaa beeniyay in madaxda Soomaaliya a marka doorashada noqoto ka fursad fiican yihiin musharraxiinta kale.

Ra’iisul-wasaaraha Somalia, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke wuxuu dhinaca kale ka hadlay in dowladda Somalia ay aad uga xun tahay toogashadii ay 49 qof ee Maraykanka ah ay ku dhinteen ee ka dhacday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Orlando ee gobolka Florida.

RW Sharmarke ayaa xarunta VOA shalay nagu soo booqday wuxuuna wareysiga uu VOA siiyay kaga hadlay arrimaha doorashada Somalia iyo inuu yahay musharrax iyo in kale.

Wareysiga Cumar Cabdirashiid
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00
Wareysiga Cumar Cabdirashiid, Qeybta Labaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

XS
SM
MD
LG