Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dulcad: Hornafrik Cadaadis Ayaa la Saaray


Dulcad: Hornafrik Cadaadis Ayaa la Saaray
Dulcad: Hornafrik Cadaadis Ayaa la Saaray

Maxamed Axmed Cilmi (Dulcad) ayaa sheegay in kooxaha Xisbul Islaam iyo al-Shabaab ay cadaadis saareen Hornafrik.

Maxamed Maxamuud Cilmi (Dulcad) oo ka mid ah aasaasayaasha Warbaahinta Hornafrik ayaa sheegay in tallaabooyin is xigxigay oo ay kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ahi la beegsadeen Idaacaddiisa ay wax weyn u dhintay habsami u socodka shaqadii Hornafrik.

Dulcad oo wareysi siiyay VOA-da isagoo jooga magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa xaqiijiyay in qalabkii Idaacadda Hornafrik ay gurteen kooxda al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG