Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Taliyaha Nabad Sugida Qaranka


Tuuryare
Tuuryare

Taliyaha Nabad-Sugidda Soomaaliya Gen. Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa waraysi gaar ah siiyay laanta Af-Soomaaliga ee VOA.

Wareysiga ayaa Tuuryare waxa uu kaga hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin xaaladda amniga ee Muqdisho iyo amarro cusub oo dowladda ay soo rogtay.

Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdi Weli oo warreystay ayaa ugu horreyn weydiiyey maxaa sabab u ah weerarada soo kordhaya ee Kooxda Al-Shabaab.

Dhageyso Wareysiga General Tuuryare
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:47 0:00

XS
SM
MD
LG