Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Somalia oo Qeybisay Gargaarkii Turkiga


Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si daah furnaan ah loo qeybiyay raashin deeq ah oo ay dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya waxa kale oo ay sheegtay in gargaarkan si isku mid ah loogu qeybiyey dhammaan maamul goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shir Jaraa’id oo ay Muqdisho ku qabteen Guddi loo xilsaaray qeybinta raashinkaa iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxaa warbixintan nooga soo dirtay wariyeheenna Seynab Abukar Maxamed.

Dowladda oo gargaar qeybisay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

XS
SM
MD
LG