Isku xirrada

War

DKMG oo Shirka Nairobi Cambaareysay

  • VOA Somali

DKMG oo Shirka Nairobi Cambaareysay

DKMG oo Shirka Nairobi Cambaareysay

Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in golaha xukuumadda KMG ah uu cambaareeyay shirkaasi.

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa cambaareysay shirka wada tashiga ee magaalada Nairobi uga furmay dhinacyo ka tirsan Soomaalida.

Afhayeenka xukuumadda Cabdiraxmaan Yariisow ayaa VOA u sheegay in shir ay yeesheen golaha wasiirada maanta looga hadlay shirka wadatashiga ee ka furmay Nairobi.

Wuxuu sheegay in xukuumaddu ay sheegtay in xubnana ka qeybgalay shirkaasi aysan matalin dowladda KMG ah.

XS
SM
MD
LG