Isku xirrada

War

Doorashada Kenya oo Dib loo Dhigay

  • Maryan Qalanjo

Guddiga doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in doorashooyikii dhici lahaa December sannadka dib loo dhigay ilaa bisha March 2013.

Wakhtiga la qabanayo doorashooyinka Kenya ayaa dalkaasi muran ka dhaliyay. Madaxweynaha iyo ra'iisul-wasaaraha Kenya ayaa maxkamadi amartay inay go'aan ay ka gaaraan wakhtiga doorashada, balse labadan mas'uul ayaa ku guuldaraystay arrintaas.

Axmed Isaaq Xassan, Guddomiyaha gudiga doorashada ee Kenya maanta ku dhawaaqay in doorashadu dhici doonto 4-ta bisha March 2013.

XS
SM
MD
LG