Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyinka Deegaanada Somaliland


Doorashooyinka Deegaanada Somaliland
Doorashooyinka Deegaanada Somaliland

Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in uu madmadow ku jiro inay sanadkan qabsoomaan doorashooyinka deegaanka.

Guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Somaliland Ciise Yuusuf Xamari ayaa shegay in mad madow uu ku jiro in sanadkan dhammaadkiisa la qabto doorashooyinkii golayaasha deegaanka.

Wuxuu taas ku sababeeyay mudada dheer ay sugayeen go’aanka kama dambeysta ah ee in ururada siyaasadda la furayo iyo in kale.

XS
SM
MD
LG