Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyin Maanta ka Bilaabmaya Congo


Doorashooyin Maanta ka Bilaabmaya Congo
Doorashooyin Maanta ka Bilaabmaya Congo

Jamhuuriyada Dimoqraadiga ee Congo ayaa maanta oo isniin ah waxaa ka bilaabmaysa doorashooyinka madaxtinimada iyo baarlamaanka ee dalkaasi.

11 musharax oo uu ku jiro madaxweynaha imika talada haya ee Kapila ayaa u tartamaya jagada madaxtinimada halka 18 kun oo musharax ay u tartamayaa kuraasta baarlamaanka oo dhan 500 oo kursi.

Guddiga doorashada ayaa sheegay in 99% ay goobaha codbixintu diyaar yihiin.

XS
SM
MD
LG