Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashooyin ka Bilowday Libya


Doorashooyinkii ugu horreeyey oo lagu soo dooranayo gole ayna ka qeybgalayaan xisbiyo badan ayaa markii u horreysay Libya ka bilowday.

Doorashooyinka waxaa ka qeybgalaya ilaa 3 Malyuun oo qof, waxaana la soo dooranayaa kuraas dhan 200 oo uu yeelan doono gole qaran oo dalka Libya u samayn doona dowlad KMG ah sidoo kalena qori doona dastuurka Libya.

Doorashooyinka ayaa yimid kaddib markii sannadkii hore xukunka laga tuuray hoggaamiyihii Libya Muamaral Qaddafi.

XS
SM
MD
LG