Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood Musharaxiinta Jamhuuriga


Dood Musharaxiinta Jamhuuriga
Dood Musharaxiinta Jamhuuriga

Musharaxiinta Jamhuuriga ee raba inay u tartamaan xilka madaxtinimada dalkan Maraykanka ayaa xalay doodi dhex martay.

Waxa xaley ay mushraxiinta xisbiga Jamhuurigu ku hardameen dooddii ugu horeysey ee ay ku soo bandhigaan afkaarta ay iyaga la tahey in ay Aqalka Cad kagala wareegi karaan Madexweyne Baracjk Obama oo ka tirsan xisibiga Dinoqraadiga ee Mareykanka.

Waxa xaley dooddan lagu qabtey magaalada Manchester ee ka tirsan gobolka New Hampshire oo ah goobta dhaqana ahaan mar walba ay ka bilowdaan doorashooyinka Mareykanku. Dooddaas waxa xaley malaayiin ka tirsan dadweytnaha Mareykanku ay si toos ah uga daawadeen Telefeshanka CNN oo qabtey doodda.

Cabdirxamna Yabarow oo ka tirsan Laanta Af Soomaaliga ee VOA oo ka mid ahaa dadkii dooddaas daawadey ayaa dhambaalkan nooga diyaarshey.

XS
SM
MD
LG