Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doodda Gaaban: Tacaddiga Suxufiyiinta Puntland


Doodda Gaaban: Tacaddiga Suxufiyiinta Puntland
Doodda Gaaban: Tacaddiga Suxufiyiinta Puntland

Dooda Gaaban waxay ku saabsan tahay Tacaddiga loo geysto suxufiyiinta ka hawlgasha daka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka hawlgala Puntland.

Dooda Gaaban waxay ku saabsan tahay tacaddiga loo geysto suxufiyiinta Soomaaliya, iyagoo ku guda jira hawlohooda shaqo. Haddaba sidee bay tahay in suxufiyiintu ay ka yeelaan wararka xasaasiga ah.

Waxaana ka qeybgalaya C/laahi Jaamac oo ka hawlgeli jiray Idaacadda Hornafrik oo ku sugan dalka Holland iyo Suleeqa Maxamuud Qabowsade oo ka tirsan Idaacadda SBC, haatanna ku sugan magaalada Nairobi.

XS
SM
MD
LG