Isku xirrada

War

Dood: Hadal-Haynta Shirka Kampala


Dood: Hadal-Haynta Shirka Kampala

Dood: Hadal-Haynta Shirka Kampala

Dooddan waxay ku saabsan tahay hadal-Haynta shirka Kampala ee madaxda dowladda KMG ah uga socday maalmihii la soo dhoofay.

Waxaa isa soo taraya warar la hadal hayo oo ku saabsan shirka madaxda DKMG ah ah uga socday Kampala, VOA ayaa ka diyaarisay Dooddan.

Dooddan oo si toos ah uga socotay Idaacadda Fiidnimo ee VOA, waxaa isku soo duway Haaruun Macruuf, waxaana marti ugu ahaa Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo ku sugan Nairobi, Faysal Cabdi Rooble oo ah khabiir ka faalooda arrimaha Soomaaliya oo ku sugan gobolka California, iyo Cabdiqafaar Cabdi Wardheere oo arrimaha Soomaaliya si dhow ula socda oo ku sugan gobolka Virginia.

Martidan dooddan khaaska ah waxay ka doodayaan hadal haynta ka soo baxaysa shirka Kampala ee maalmihii u dambeeyay uga socday Soomaalida.

XS
SM
MD
LG