Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood ku Saabsan Dibad-baxyada


Dood ku Saabsan Dibad-baxyada
Dood ku Saabsan Dibad-baxyada

Halkan waxaan idiinku soo gudbineynaa dood ku saabsan dhibadbaxyada maalmahan Muqdisho gil gilay.

Halkan waxaan idiinkus oo gudbineynaa dood ku saabsan dibadbaxyadii Muqdisho ruxay ee lagu diiddanaa heshiiskii magaalada Kampala.

Dooddan waxaa ka qeybgelaya Abwaan Cabdi Xasan Muuse (Cabdiyare) oo ah guddoomiyaha golaha aragtida fog iyo Jawaahir Baarqab oo ka tirsan haweenka Muqdisho, waxaana doodda u qeybiyay wariyaha VOA-da ee Muqdisho Axmed Colaad Xasan.

XS
SM
MD
LG