Isku xirrada

War

DKMG:Dastuurka Waa la Dhameystiray


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ku dhawaaqat isniintii in Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Khubarada Soomaalida inay Qabyo-Qoraalkii Dastuurka ku soo gabogabeeyeen waqtigii loogu talo galay ee aheyd 20kii April 2012.

Waqtigan ayaa ah mid waafaqsan Axdiga KMG ah, waqtiyeynta Roadmap ka iyo Heshiisyadii Garoowe iyo shirkii Somalida ee Lonodn.

Waresyi aan arintaasi kala yeelanay afhayeenka DKMG ah C/raxman Cumar Cusman halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG