Isku xirrada

War

DKMG: Wareegtada Waa Mid Rasmi ah


Wareegto shalay ka soo baxday xafiiska Ra’isul Wasaaraha DKMG ah ee somaliya, ayaa lagu sheegay in dowladu ay aqoonsigii kala noqotay maamul Goboleedka Khaatumo oo dhamaadkii sanadkii 2011dii looga dhawaaqay degaanka Taleex .

Waxaana loo sabababeeyay in Maamulkaasi uu soo buuxin waayay shuruudihii laga doonayay ee uu ku noqon lahaa maamul goboleed.

Warbixin arintaasi ku saabsan halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG