Isku xirrada

War Deg-Deg ah

DKMG oo Goobo Cusub kusii Durugtay


Somali government soldiers take positions during clashes with Islamist militants in Mogadishu, Somalia, October 10, 2011.
Somali government soldiers take positions during clashes with Islamist militants in Mogadishu, Somalia, October 10, 2011.

Ciidamada DKMG ee Somalia oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa maanta qabsaday goobo cusub oo magaalada Muqdisho ka tirsan, sida degmada Heliwaa ee woqooyiga Muqdisho.

Ciidamada DKMG ee Somalia oo garabsanaya kuwa AMISOM ayaa maanta qabsaday goobo cusub oo magaalada Muqdisho ka tirsan. Goobahaas cusub waxa ka mid ah degmada Heliwaa ee woqooyiga Muqdisho.

Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG