Isku xirrada

War

DKMG oo Garbaharey Qabsatay


DKMG oo Garbaharey Qabsatay

DKMG oo Garbaharey Qabsatay

Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa waxa la wareegay ciidamada DKMG ah ee Somalia iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin

Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa waxa la wareegay ciidamada DKMG ah ee Somalia iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin. Maalintii shalay ahayd ayaa dagaal khasaare badan geystay uu ka dhacay meel qiyaastii 20km u jirta magaalada Garbahaarey.

War iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso

XS
SM
MD
LG