Isku xirrada

War

DKMG oo Diidday Shirar ka Dhaca Muqdisho

  • Abdulaziz Osman

Wasiirka Arrimaha Gudaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in aan la qabin karin shir aan ogolaansho ka haysanin Wasaaradda Gudaha

Wasiirka Arrimaha Gudaha DKMG ee Somalia ayaa sheegay in aan la qabin karin shir aan ogolaansho ka haysanin Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Wasiirka ayaa arrintan sabab uga dhigay amni darada ka jirta magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in ay uga baqayaan in qaraxyo laga geysto meelo ay ka socdaan shirar ayna iyagu ogeyn.

Wareysiyo arrintan la xiriira hoosta ka dhagesyto.

XS
SM
MD
LG