Isku xirrada

War

DKMG iyo Puntland oo Heshiisyo Gaaray


DKMG iyo Puntland oo Heshiisyo Gaaray

Heshiis 13 qodob ka kooban ayaa DKMG ah ee Somalia iyo Maamul-goboleedka Puntland ku gaareen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal

Heshiis ka kooban 13 qodob ayaa DKMG ah ee Somalia iyo Maamul-goboleedka Puntland ku gaareen magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.

Heshiiskan ayaa waxa wada saxeexay Ra'iisal Wasaaraha DKMG ah ee Somalia Dr. Cabdiwali M. Cali-Gaas iyo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed (Faroole).

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG