Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo Ciidamo u diraysa Somalia


Djibouti oo Ciidamo u diraysa Somalia
Djibouti oo Ciidamo u diraysa Somalia

Sarkaal ka tirsan Militariga Djibouti ayaa sheegay in 900 oo askari oo ka socda Djibouti dhawaan loo dirayo Somalia.

Col Cali Suubane Shirdoon oo ka tirsan militariga Djibouti ayaa VOA u sheegay in ciidamadan ay haatan dhameysteen tababarkii iyo qaban-qaabadii ugu danbeysay haatanna ay diyaar u yihiin in loo diro Somalia si ay qeyb uga noqdaan ciidamada nabad-ilaalinta ee ka socota midowga Afrika.

XS
SM
MD
LG