Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Shacabka oo u dareeray Doorasho


Djibouti: Shacabka oo u dareeray Doorasho
Djibouti: Shacabka oo u dareeray Doorasho

Dadweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxweynaha hogaamin doona 5-ta sano ee soo socota.

Dadweynaha dalka Jabuuti ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxweynah dalkaasi hogaamin doona 5 sano ee soo socota.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo xili saddexaad u tartamaya xilka madaxtinimada ayaa o furay doorashada, isagoo codkiisa ku ritay sanduuqa Doorashada.

Dhammaan xisbiyadii mucaaradka ayaa qaadacay inay doorashadan kula tartamaan madaxweyne Geelle, hase yeeshee waxaa tartanka ku jira musharax madaxbannaan oo lagu magacaabo Maxamed Warsame Raage, kaasoo xisbiyada qeybtood taageerayaashoodu ugu baaqeen inay isaga codka siiyaan.

Musharax Raage ayaa isagana codkiisa dhiibtay.

Dhageyso wariyeyaasha VOA:


Dhageyso aragtiyada siyaasadeed iyo tan doorashada:

XS
SM
MD
LG