Isku xirrada

War

Diyaarado Duqeeyey Buurdhuubo

  • Sahra Abdi

Diyaarado Duqeeyey Buurdhuubo

Diyaarado Duqeeyey Buurdhuubo

Diyaaraddo dagaal ayaa maanta duqeyn cirka ah u geystay bartilmaameedyo ku yaalla duleedka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee duqeyntan dhalisay iyo waliba goobaha la bartilmaameedsaday.

Xildhibaan Maxuud Sayid oo ku sugan Garbaharey ayaa VOA u sheegay in duqeyntan oo ay geysteen diyaaraddo ay leedahay Kenya ay bartilmaameedsadeen saldhigyo ay kooxda al-Shabaab ku leedahay Duleedka Buurdhoobo.

XS
SM
MD
LG