Isku xirrada

War

Diyaarado Duqeeyay Kismayo


Diyaarado Duqeeyay Kismayo

Diyaarado Duqeeyay Kismayo

Diyaarado dagaal ayaa shalay duqeeyay saldhigyo ay Al-shabab ku leeyihiin Kismayo

Shalay ayaa dayuurado waxeey duqeeyeen u geeysteen Magaalada Xarunta u ah gobolka Jubadda hoose ee Kismayo, iyagoo beegsaday dhowr saldhig oo ay leeyihiin Al-shabab

Laba qarax ayaa laga maqlay meel qiyaastii 1km u jirta dekadda Kismaayo.

Weli lama oga qasaaraha ka dhashay duqeeyntaasi oo ay kooxda al-shabab ku eedeeysay dowladda Kenya.

Hadaba duqeeyntaasi ayaa waxaa VOAda ugu Waramay Col: Warfaa Sheikh Aden Dheere oo ka tirsan saraakiisha hogaamineeysa ciidamada Dowladda KMG ah ee ay wada socdaan kuwa Dowladda Kenya.

Wareeysiga halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG