Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay J/Hoose


Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay J/Hoose
Diyaaradaha Kenya oo Duqeeyay J/Hoose

Militariga Kenya ayaa maanta sheegay in diyaaradahooda dagaalku ay shalay duqeeyaan xero ciidan oo ku taalla Hool-Wajeer una dhow degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.

Kenya waxay sheegtay inay duqeyntan ku bartilmaameedsatay saldhigyo ciidan oo ay leedahay kooxda al-shabaab.


XS
SM
MD
LG